Sinopsis

Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.

Episodios

  • Aussies stranded overseas

    Aussies stranded overseas

    17/04/2020 Duración: 10min

    Dad badan oo Australian ah ayaa ku xaniban dunida kadib markii la joojiyay duulimaadyada caalamka dalal badana ay xireen xadadkooda.

  • Hoos u dhac ku yimid lacaga laga diro xawaaladaha

    Hoos u dhac ku yimid lacaga laga diro xawaaladaha

    17/04/2020 Duración: 07min

    Coronavirus oo saamayn ku yeeshay xawaaladaha Soomaalida iyo lacagaha la diro

  • Somalia: COVID-19, 80 qof oo laga helay 70 waa rag

    Somalia: COVID-19, '80 qof oo laga helay 70 waa rag'

    17/04/2020 Duración: 07min

    Dadka laga helay xanuunka oo u badan rag

  • Coronavirus Update Thursday 16 April

    Coronavirus Update Thursday 16 April

    16/04/2020 Duración: 05min

    Wararkii u danbeeyay ee coronavirus

  • Coronavirus Update April 15

    Coronavirus Update April 15

    15/04/2020 Duración: 06min

    Wararkii u danbeeyay ee coronavirus

  • Jeneral Catoosh iyo taariiqda ciidanka xooga

    Jeneral Catoosh iyo taariiqda ciidanka xooga

    15/04/2020 Duración: 11min

    Ciidanka xooga ayaa dhawaan u dabaal degay 60 guuradii kasoo wareegtay markii la asaasay

  • Iskuulada Victoria oo online lagu baranayo

    Iskuulada Victoria oo online lagu baranayo

    15/04/2020 Duración: 10min

    Inta badan ardayda dhigata iskuulada Victoria ayaa la filayaa inay casharada ku qaataan online.

  • Wasiir ku xigeenka wasaarada caafimaadka DFS Maxamed Siciid Waxba kama jiraan dacaayadaha la fidinayo

    Wasiir ku xigeenka wasaarada caafimaadka DFS Maxamed Siciid "Waxba kama jiraan dacaayadaha la fidinayo"

    14/04/2020 Duración: 19min

    Wasiirka ayaa sheegay in haddii ay dadka guryihiina jooga dhahaan ay dad badani macaluul u dhimanayaan.

  • 60 guuradii ciidanka xooga

    60 guuradii ciidanka xooga

    13/04/2020 Duración: 04min

    Wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya oo sheegay in ciidanka xoogu tayo leeyihiin

  • Dr Aweys Unugyada cadcad ee difaaca jirka Soomaalidu wuu hooseeyaa

    Dr Aweys "Unugyada cadcad ee difaaca jirka Soomaalidu wuu hooseeyaa"

    10/04/2020 Duración: 15min

    Dr Aweys oo ka jawaabay su'aalo badan oo ku saabsan COVID-19

  • Gudoomiye Cumar FilishDad aan aqaanay ayaa u dhintay COVID-19

    Gudoomiye Cumar Filish"Dad aan aqaanay ayaa u dhintay COVID-19"

    10/04/2020 Duración: 07min

    Qofkii u horeeyay oo cornavirus ugu dhinta Soomaaliya.

  • Xaq ma u leedahay lacagaha jobkeeper payment?

    Xaq ma u leedahay lacagaha jobkeeper payment?

    10/04/2020 Duración: 08min

    Sidee u shaqeeyaa nidaamka cusub ee shaqo ku haynta? Yaase xaq u leh inay qaataan lacagahaas?

  • Wasiirad hore Zahra Cali Samatar oo ka hadashay kufsiga ku soo badanaya Soomaaliya

    Wasiirad hore Zahra Cali Samatar oo ka hadashay kufsiga ku soo badanaya Soomaaliya

    08/04/2020 Duración: 17min

    Labo gabdhood oo saqiir ah ayaa dhawaan si wuxuushnimo ah loogu kufsaday Afgooye.

  • Wararka coronavirus ee dunida

    Wararka coronavirus ee dunida

    08/04/2020 Duración: 07min

    Wararka coronavirus ee caalamka intiisa kale

  • Victorias schools go online learning

    Victoria's schools go online learning

    07/04/2020 Duración: 10min

    Iskuulada gobolka Victoria ayaa online lagu barandoonaa markii dib loo furo asbuuca soosocda

  • Baaritaan hordhac ah oo lagu sameeyay sababta Soomaali badan ugu dhinteen COVID-19 Sweden

    Baaritaan hordhac ah oo lagu sameeyay sababta Soomaali badan ugu dhinteen COVID-19 Sweden

    06/04/2020 Duración: 22min

    Dhowr arimood oo lagu sheegay inay keentay in Soomaali badani ugu dhimato COVID-19 dalka Sweden. Waxaa ka mid ah: 1.Madax adayg oo aysan u hogaansamin talooyinka caafimaad 2. Luqada oo aysan baran sidaas darteedna aysan la socon waxa dalka ka socda. 3..Qoysaska oo balaaran deggana guryo cariiri ah iyo diinta oo qalad laga turjumo.

  • Baaritaan hordhac ah oo lagu sameeyay sababta Soomaali badan ugu dhinteen COVID-19 Sweden

    Baaritaan hordhac ah oo lagu sameeyay sababta Soomaali badan ugu dhinteen COVID-19 Sweden

    06/04/2020 Duración: 22min

    Dhowr arimood oo lagu sheegay inay keentay in Soomaali badani ugu dhimato COVID-19 dalka Sweden. Waxaa ka mid ah: 1.Madax adayg oo aysan u hogaansamin talooyinka caafimaad 2. Luqada oo aysan baran sidaas darteedna aysan la socon waxa dalka ka socda. 3..Qoysaska oo balaaran deggana guryo cariiri ah iyo diinta oo qalad laga turjumo.

  • Soomaaliya sidee u maaraynaysaa coronavirus?

    Soomaaliya sidee u maaraynaysaa coronavirus?

    03/04/2020 Duración: 07min

    Dawlada Soomaaliya iyo qaar ka tirsan maamul goboleedyada ayaa ka hadlay qorshohooda ku aaddan xakamaynta coronavirus

  • Codadka Jaaliyada: Dayn Cafinta iyo Doorashada oo dib loo dhigo

    Codadka Jaaliyada: Dayn Cafinta iyo Doorashada oo dib loo dhigo

    03/04/2020 Duración: 11min

    Coronavirus ma sababi karaa in doorashada Soomaaliya dib loo dhigo sida ka dhacday dalal kale oo Africa ah.

  • Waraysi: Dr Yaasiin Cabdi Siciid oo ku sugan Wuhan, China - Waraysi: Dr Yaasiin Cabdi Siciid oo ku sugan Wuhan, China

    Waraysi: Dr Yaasiin Cabdi Siciid oo ku sugan Wuhan, China - Waraysi: Dr Yaasiin Cabdi Siciid oo ku sugan Wuhan, China

    29/01/2020 Duración: 06min

    Xaaladii u danbaysay ee xanuunka coronavirus - Dr Yaasiin Cabdi Siciid

página 10 de 20

Informações: