Sbs Somali - Sbs Afomali

Muxuu Ken Wyatt isaga casilay xisbiga Liberalka?

Informações:

Sinopsis

Khilaaf ba'an oo soo kala dhexgalay xisbiga Liberalka Federalka oo ka dhashay aftida loo qaadayo si ay cod ugu yeeshaan baarlamaanka dalka dadka dalka loogu yimid ayaa sababay inuu is-casilo wasiirkii hore ee arimaha Indigenouska Ken Wyatt.