Sinopsis

Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.

Episodios

  • Wararka SBS Somali Khamiis 12 Nofember

    Wararka SBS Somali Khamiis 12 Nofember

    12/11/2020 Duración: 05min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: gabar Soomaali ah oo loo diiday in guri laga kireeyo maadaama ay tahay madow.

  • Faisal Roble Soomaalidu yaanay hor boodin dakanaha Amxaarada iyo Tigreega ka dhexeeya

    Faisal Roble "Soomaalidu yaanay hor boodin dakanaha Amxaarada iyo Tigreega ka dhexeeya"

    11/11/2020 Duración: 20min

    Faisal roble waa aqoon yahan ka faalooda arimaha caalamka gaar ahaa geeska Africa. Wuxuu waraysigan ku falan qaynayaa dagaalada Ethiopia iyo doorashada maraykanka.

  • Settlement Guide:Will payday loans and the pandemic bring on a debt tsunami?

    Settlement Guide:Will payday loans and the pandemic bring on a 'debt tsunami'?

    11/11/2020 Duración: 09min

    COVID-19 saamayn balaaran ayuu ku yeeshay nolosha dadka. Dhaqaalo xumo soo wajahday dadka ayaa keeni karta inay u galaan shirkadu daymo dulsaar badan leh bixiya taasoo xaalada uga sii dari karta kadibna keeni karta in xanuunka maskaxdu ku dhaco.

  • Sidee caalamka looga arkay doorashada Biden?

    Sidee caalamka looga arkay doorashada Biden?

    11/11/2020 Duración: 09min

    Madax badan ayaa u hambalyeeyay madaxweynaha la doortay ee Maraykanka Joe Biden iyo ku xigeenada Kamala Harris. Laakiin qaar kale ayaan wali ka hadal.

  • Wararka SBS Somali Arbaco 11 Nofember

    Wararka SBS Somali Arbaco 11 Nofember

    11/11/2020 Duración: 06min

    Wararka waxaa ka mid ah: Australia oo talaal helaysa sanadka cusub. Booliska Federalka oo burburiyay shabakad caruurta faraxumaysa.

  • Wararka SBS Somali Talaado 10 Nofember

    Wararka SBS Somali Talaado 10 Nofember

    10/11/2020 Duración: 08min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: Lacagihii lagu kabayay lacagaha la siiyo dadka shaqo raadiska ah (jobseeker) ayaa waqtiga ay soconayaan la kordhiyay. Aduunkan neefta ayaa ka soo baxday kadib markii lagu dhawaaqay Talaal VOCID-19.

  • Wararka SBS Somali Isniin 09 Nofember

    Wararka SBS Somali Isniin 09 Nofember

    09/11/2020 Duración: 05min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: Donald Trump oo wali diiday inuu ogolaado natiijada doorashada Madaxweyne.Victoria maalintii 10 aad ayaan laga helin coronavirus.

  • Maamulka Biden muxuu ugu duwanaan doona kan Trump?

    Maamulka Biden muxuu ugu duwanaan doona kan Trump?

    07/11/2020 Duración: 13min

    Iyadoo wali ay socoto tirinta doorashada madaxweyne ee dalka Maraykanka ayaa la iswaydiinayaa maamul Biden wuxuu uga duwanaan doono maamulka Trump? Waxaa nala falanqaynaya aqoon yahay Faysal Rooble oo deggan magaalada Los angeles ee dalka Maraykanka.

  • Doorashada Maraykanka xagee maraysaa?

    Doorashada Maraykanka xagee maraysaa?

    06/11/2020 Duración: 19min

    Waxaan waraysi la yeelanay labo aqoon yahan oo ku sugan dalka Maraykanka.

  • Xagee maraysaa doorashada Maraykanku?

    Xagee maraysaa doorashada Maraykanku?

    06/11/2020 Duración: 10min

    Wali waxaa socda tirinta codadka doorashada dalka Maraykanka. Dhowr gobol ayaa wali la isku hayaa.

  • Wararka SBS Somali Jimco 6 Nofember

    Wararka SBS Somali Jimco 6 Nofember

    06/11/2020 Duración: 09min

    Wararka waxaa ka mid ah: wararkii u danbeeyay ee doorashada Maraykanka. Nidaamka karnatiilka Victoria oo wax laga badalayo.

  • Wararka SBS Somali Khamiis 5 Nofember

    Wararka SBS Somali Khamiis 5 Nofember

    05/11/2020 Duración: 06min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: Biden oo ka horeeya Trump tirinta doorashada Maraykanka.Victoria oo maalintii 6 aad aan laga helin kaysas coronavirus ah.

  • Doorashada Maraykanka oo wali la isku hayo

    Doorashada Maraykanka oo wali la isku hayo

    04/11/2020 Duración: 15min

    Donald Trump wuxuu sheegtay inuu ku guulaystay doorashadii balse wali si rasmi ah laguma dhawaaqin natiijada.

  • RW Itoobiya oo iclaamiyay dagaal ka dhan ah gobolka Tigreeya

    RW Itoobiya oo iclaamiyay dagaal ka dhan ah gobolka Tigreeya

    04/11/2020 Duración: 16min

    Maxaa ka dhalan kara dagaalka RW Abiy uu ku dhawaaqay in lagu qaado gobolka Tigreega?Waxaa nala wadaagaya aragtidiisa aqoon yahay Gobolka Soomaalida Itoobiya u dhashay.

  • Wararka SBS Somali Arbaco 04 Nofember

    Wararka SBS Somali Arbaco 04 Nofember

    04/11/2020 Duración: 11min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: Doorashada Maraykanka oo wali la isku haysto.Xadka NSW iyo Victoria oo dib loo furayo.

  • Somali: The Uluru Statement from the Heart

    Somali: The Uluru Statement from the Heart

    04/11/2020 Duración: 05min

    May 2017kii, wufuud ka socotey dadka Aborijiniska ah iyo dadka Torres Strait Islanders-ka ayaa isugu yimid  Shirka Distuurka Qaran ee Qawmiyadaha 1aad meel u dhow Uluru waxay qaateen waxa loo yaqaan Uluru Statement from the Heart (Bayaanka Wadnaha).Bayaanku wuxuu bixiyaa dhabo lagu aqoonsanayo Qawmiyadihii 1aad Distuurka Australia, laguna soo jeedinayo dib u habaynta qaabka saddex jaho; Codka, Cahdiga iyo Runta (Voice, Treaty and Truth). Wuxuu socdey laba sanadood Wada-xaajoodka Ka-Baaraandig ah waxaana qaatay wufuud ka kooban 250 qof oo isugu jira Aborijinis iyo Torres Strait Islander.Waxaa lagu doonayey asaasida cilaaqaad u dhexeeya Qaranka Australiyadii 1aad iyo Qaranka Australia oo ku dhisan run, cadaalad iyo aaya-ka-talis si horay loogu socdo dib u heshiisiin, iyada oo aan laga tanaasulayn qaranimada. Muyuusig uu qaadayo Frank Yamma.

  • Wararka SBS Somali Jimco 30 October

    Wararka SBS Somali Jimco 30 October

    30/10/2020 Duración: 11min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: RW Scott Morrison oo canbaareeyay weerar argagixiso oo ka dhacay dalka Fransiiska.

  • Qiso dhex martay labo gabdhood.

    Qiso dhex martay labo gabdhood.

    28/10/2020 Duración: 28min

    Fardowsa waxay barnaamuj wacyi galin ah ka siidayn jirtay Telefishinka iyadoo degganayd Kenya.Fartuun oo ka faa'iiday barnaamujkaas ayaa ugu danbaybtii la kulantay Fardowsa.

  • Settlement Guide: When a marriage breaks down during COVID-19

    Settlement Guide: When a marriage breaks down during COVID-19

    28/10/2020 Duración: 09min

    Maxaa dhaca marka dadku is-furaan inta lagu jiro COVID-19?

  • Wararka SBS Somali Arbaco 28 October

    Wararka SBS Somali Arbaco 28 October

    28/10/2020 Duración: 07min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: Dawlada Qatar oo sheegtay inay ka xun tahay dhibaatada ay mareen haween si xun jirkooda loogu baaray garoonka diyaaradah Doha.

página 1 de 21

Informações: