Sbs Somali - Sbs Afomali

Somali_settlement_guide_carer_170523

Informações:

Sinopsis

9 kii qof ee Australian ahba mid ka mid ah ayaa qof kale xanaaneeya, dadka daryeela waayeel da’ ah oo ay qaraabo yihiin ama saaxiib yihiin, ama qof qaba xaalad caafimaad ama naafo ah. Laakiin inta badan qaar badan oo dadkaas ka mid ah isuma haystaan inay yihiin xanaaneeye, mana oga inay jiraan adeegyo taageero badan oo lacag la’aan ah oo ay heloi karaan.