Sbs Somali - Sbs Afomali

Melbourne: Kooxo Nazi ah iyo kuwo ka soo horjeeda oo mar kale isku dhacay

Informações:

Sinopsis

Kooxaha xagjirka garabka midig ayaa dibabax ay uga soo horjeedaan soogalootiga ku qabtay Melbourne halkaas oo ay fooda isku dareen Booliska Victoria iyo kooxo kale oo ka soo horjeeda.