Sbs Somali - Sbs Afomali

Somali Australian Explained- wildlife.

Informações:

Sinopsis

Barnaamijka Australian Explained waxa todobaadkan aan diirada ku saarnay duurjoogta Australia joogta iyo sida loo daryeelo marka ay dhaawacanto ama ay xanuunsato. Sidoo kale barnaamijku wuxuu cadeynayaa kaalinta ayka qaadan karaan dadweynaha Australia markey noqoto caawinta duurjoogta, iyo sidoo kale talaabooyinka haboon in la qaado waqtiga duur-joogta la caawinayo.