Sbs Somali - Sbs Afomali

Shirkii deegaanka Afrika ee Nairobi oon ka waraysanay Dr Badal A H.

Informações:

Sinopsis

Dr Badal Ahmed Hassan, oo ka faaloonaya shirkii arimaha cimilada ee Afrika ee Nairobi ka dhacay. Isagoo ka mid ahaa wafdida Soomaaliya Shirka uga qayb galeysay. Shirka ayaa socday 4 ilaa 8 September 2023.