Sbs Somali - Sbs Afomali

Aqal Soomaaliga iyo sida loo dhiso.

Informações:

Sinopsis

Muxubo Suleymaan, oo ah gabadh farshaxanka hidaha iyo dhaqanka soomaaliyeed ku xeel dheer ayaa Laanta Afsoomaaliga ee Idaacada SBS ka waraysatay sida aqal soomaali loo dhiso. Wax badan oo aqalka dhisidiisa khuseeya kaga bogo wareysigan.