Sbs Somali - Sbs Afomali

Shir arimaha Koonfur Galbeed looga arinsanayey oo Nairobi kusoo idlaaday.

Informações:

Sinopsis

Shir ay murashaxiin iyo siyaasiyiin ree Koonfur Galbeeda ku qabsadeen Nairobi ayaa soo idlaaday. Shirka ayaa diirada lagu saaray doorashooyinka Koonfur Galbeed.