Sbs Somali - Sbs Afomali

Thinking of a career change? Here are some tips and options to consider - Australia Explained: Shaqo cusub iyo bilow cusub: Sida loo beddesho xirfaddaada shaqo ee dalka Australia

Informações:

Sinopsis

Looking to step into a new career? You're not the only one, the stats suggest. No matter your age, background or whether English is your first language, a career change at some point is almost inevitable nowadays. In Australia, support is available to help you through the process. - Ma hiigsanaysaa inaad u gudubto xirfad shaqo oo cusub? Kaligaa ma tihid, marka loo eego xogta iyo tirokoobyada dalka ka jira. Meel kasta oo ay da'daadu tahay, asalkaaga, ama xitaa haddii uu Af-Ingiriisku yahay luqaddaada koowaad iyo haddii kaleba, in qofku uu mar uun shaqadiisa beddesho, mid aan laga baaqsan karin bay noqotay sammankan la joogo. Warbixintan waxaynu ku eegaynaa fursadaha iyo taageerada ka jirta Australia ee laga heli karo si ay kaaga caawiyaan hannaankaas isbeddelka ah.