Sinopsis
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ahAnsvarig utgivare: Olle Zachrison
Episodios
-
Wararka raadiyaha Iswiidhen
25/03/2026 Duración: 01minSEB oo dulsaarka guryaha kordhinaya. Dagaalka Iiraan oo hoos u dhigaya dhaqaalaha. Haweeney xabsi loo dhaadhiciyey.
-
Wararka raadiyaha Iswiidhen
24/03/2026 Duración: 02minMadaxii hore ee maaliyadda gobolka Västerbotten oo xabsi la dhigay. 16 jir qirtay dil ka dhacay banaanka masjid ku yaalla Örebro. Nin lagu dhaawacay toogasho ka dhacday Solna.
-
Wararka raadiyaha Iswiidhen
23/03/2026 Duración: 02minAaga loo yaqano Diplomatstaden ee ku taalla Östermalm oo noqon doonto Aaag amni. Farqi boqolaal karoon ah oo u dhaxeeya bangiyada kala duwan ee qidmada ka qaada macaamiishooda.
-
Wararka raadiyaha Iswiidhen
20/03/2026 Duración: 02minSuuqa saamiyada Stockholm oo kor u kaca marna hoos u dhaca. Baadari lagu soo oogay dacwad ku saabsan muuqaallo galmo oo carruurta ah.
-
Wararka raadiyaha Iswiidhen
19/03/2026 Duración: 02minBankiga dhexe oo dulsaarka waxba ka badelin. Baarlamaanka oo kulan gaar ah yeelanaya xagaaga. Haweeney Iswiidhish oo ku dhaawacantay Imaaraadka.
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
18/03/2026 Duración: 02minSAS: Ugu yaraan 1 000 duullimaad oo baaqanaya Abriil Inta qof ee maalintii koowaad diray deklarationen 28 carruur horleh oo si khaldan loogu sheegay inay caafimaad qabaan ayaa la helay dib ayaa loo baarayaa
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
17/03/2026 Duración: 02minUSA oo aad hoos ugu dhacday dhanka dimuqraadiyadda Ku dhowaad 40,000 qof oo Iswiidhisha ah oo lumiyay laysink sannadkii hore Cillado farsamo oo ku habsaday hay'adda canshuurta
-
Wararka raadiyaha Iswiidhen
16/03/2026 Duración: 02minShaqaalaha safaaradda Iswiidhen ee Iiraan, oo loo rarayaa goob kale. Simona Mohamsson oo ah Gud xisbiga Liberalerna oo cod loo qaadayo maalinta axada. Calaamad muuqata oo muujinaysa in guga uu soo dhow yahay.
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
13/03/2026 Duración: 02minQaraabada racfaan ka qaadanaya xukunka dambiga ambalaas Arla oo dib u ula noqoneysa caano laktos laaan ah Duplantis oo jabiyay rikoor cusub oo adduunka ee tiir boodka
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhan
12/03/2026 Duración: 02min-Saddex nin oo ku jira dada 20-meeyada ayaa maanta lagu xukumay xabsi. -Shaqaalaha diyaarada Lufthansa oo shaqo joojin sameeyay. -Bangiga dhexe oo raba in lacagta cadaanka la xadido.
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhan
11/03/2026 Duración: 02min-Doon ayaa ku dhacday dekedda Saltsjöqvarn ee Nacka. -Nin ayaa lagu xukumay dembi culus . -Gabadh 15 jir ah ayaa lagu xukumay inay kufsatay wiil ka yar. -Sollefteå, tirada carruurta ku dhalata degmada ayaa sii yaraanaysa.
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
10/03/2026 Duración: 03minEbba Årsjö iyo Zebastian Modin oo dahab iyo maar ku kala guuleystay MP oo soo bandhigay qorshe kor loogu qaadayo isticmaalka baabuurta korontada SMHI oo ka digaysa dab ka dhasha cawska qalalan
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
09/03/2026 Duración: 02minSafaaradda Maraykanka ee Stockholm oo u digaysa dadka Maraykanka ah ee Sweden ku sugan Xirmo dhaqaale diyaargarow oo 1.4 bilyan ah oo la siinayo degmooyinka Dalabka Vänsterpartiet: Jooji kordhinta kirada iyo kordhinta kira-kabka
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
06/03/2026 Duración: 02minXukuumadda oo diyaarad ku soo daabuleysa dadka ku xayiran bariga dhexe Nin loogu xukumay xabsi daa'in dilka saaxiibtiis Dhakhtar loo xukumay dambi galmo
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
05/03/2026 Duración: 02minCabbir hordhac ah: Sicirbararka oo aan is beddelin bishii febraayo Hoggaamiye kooxha burcad ah oo lagu qabtay Boolan Dawooyinka Swedishka ku xayiran Bariga Dhexe oo dhammaanaya
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
04/03/2026 Duración: 02minKun karoon oo lacag caddaan ah in guriga lagu haysto Bam-gacmeed laga helay Malmö Haweeney xaday dahabkii bukaannada waxaa lagu xukumay xabsi
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
03/03/2026 Duración: 02minLabo haween oo la dilay Kalluunka iyo hilibka oo qaaliyoobey Hindisihii Miljöpartiet oo diidmo la kulmay
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
02/03/2026 Duración: 02minWaaxda qunsuliyadda ee UD oo gashay qaab heegan. Qiyaasta dadka la filayo iney helaan kaalmada dib u laabashada. Markabka Stena Bulkga oo dronare lala beegsaday.
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
27/02/2026 Duración: 02minDhacdadii diyaaradda dronerka oo ahayd mid halis ah balse aan la yaab lahayn 48,000 shimbirood oo la dilayo Ma jiri doono roob cas
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhan
26/02/2026 Duración: 01min-Xukuumada oo kordhinaysa muddada häkte saddex ilaa shan bilood. - tallaalka HPV oo difaac u ah dumarka yaraanta lagu tallaalo. - Karolinska sjukhus oo ah kuwa dunida ugu fiican.