Sinopsis
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ahAnsvarig utgivare: Olle Zachrison
Episodios
-
Wararka maanta ee Sweden.
24/01/2022 Duración: 02minDhaleecayn loo gudbiyay cunnada laga iibsado dukaamada, Degmada Gävleborg oo shaqaalaha lacagaha u kordhin doonto iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
21/01/2022 Duración: 02minMaxkamadda dalka oo ku liita baaritaanka carruurta cunfiga la kulma, iskuul lagu haysto inay kala fadilaan lebbiska ardayda, iyo sida loo kala fariisan doono imtaxaanka jaaamacada oo wax laga bedeley.
-
Wararka maanta ee Sweden.
20/01/2022 Duración: 01minDugsiyo Xijaabka mamnuucay oo lala tiigsadey Maxkamadda Sare, FHM oo oo soo koobtay xilliga karaantiilka iyo Duuliyeyaasha dayuuradaha guuxooda ka dheereeyaee Sweden oo xaalad caafimaad oo isku mid ah ka sheeganaya
-
Wararka maanta ee Sweden.
19/01/2022 Duración: 02minXisbiga SD oo doonaya inuu helo codadkii Xibiyada S & C, Gobollo joojiyey baarista Covid & sababta, booqasho aanu ku taagnay magaalada Borlänge.
-
Wararka maanta ee Sweden
18/01/2022 Duración: 02minSweden oo sheegtay inay soo ridi doonto daroonnada lagu arkayo xarumaha nukliyeerka, daroon lagu arkay caasimadda Stockholm & wararka kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
17/01/2022 Duración: 01minGoob masaaj oo lagu helay inay sameeyaan adeegyo galmo ah & xeeladda loo degey, Nabad Sugidda SÄPO oo baadhitaan ku bilowday daroonkii lagu dul arkay wershado nukliyeerka dhaliya.
-
Wararka maanta ee Sweden.
13/01/2022 Duración: 02minCisbitaallada Sweden oo dhiig laga waayey, faafidda caabuq-sidaha corona oo sii kordhi doonta waqtiyada soo socda iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
12/01/2022 Duración: 03minUrur ay soo wacaan dadka is dilaya oo kaalmo codsaday, haweenay lacag ka badan 20,000 oo kr lagu dallacay iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
11/01/2022 Duración: 01minFaafida nooca cusub ee corona oo kor u kacay iyo warar kale. *Qofkaan oo aan ugu yeerayno Geeddi balse magac kale leh ayaa loo xiray dembi la xiriira gaangiisternimo. Qoraalkaan waxaan ku kabnay dembiyada lagu eedeeyay "Geeddi".
-
Wararka maanta ee Sweden.
10/01/2022 Duración: 01minRa´iisal wasaaraha dalkan oo ka jawaabtey arrinta ku saabsan ammaankeeda, dowladda diiddan in ay Sweden ka mid noqoto NATO iyo dugsi la weeraray iyo dad lagu dhaawacay.
-
Wararka maanta ee Sweden.
03/12/2021 Duración: 02minHaweeney mayd ah oo laga helay koonfurta Sweden iyo hindise ku saabsan musharooyinka hooseeya oo laga doodayo & war kale...
-
Wararka maanta ee Sweden.
30/11/2021 Duración: 01minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Nooca cusub ee corona oo laga helay dalka iyo Ra´iisal Wasaaraha dalkan oo soo jeedisay hadalkeedii ugu horreeyay, Stockholm oo laga helay kiiskii ugu horreeyey ee nooca cusub ee Covid-19.
-
Wararka maanta ee Sweden.
29/11/2021 Duración: 02minSicirka korontada oo kor u kacay, buug ka hadlaya cuntada laga cuno geeska Afrika oo ay Soomaalidu ku jirto iyo warar kale.
-
Wararka raadiyaha Sweden
26/11/2021 Duración: 02minSoomaali badan oo aan wali is talaalin oo haatan doonaya inay is tallaalaan, dab qabsaday guri dabag ah oo ku yaalla Ånge iyo Feyraska koroona oo saameeyay suuqyada saamiga.
-
Wararka raadiyaha Sweden
25/11/2021 Duración: 02minSaciida Moge oo soo dhoweysay xilka Magdalena loo magacaabay, EMA oo talaalka Pfizer-biotech ansixin u doonaya iyo dhaliil loo jeediyey Iskuul cusub oo Borlänga laga furay.
-
Wararka raadiyaha Sweden
24/11/2021 Duración: 02minMagdalena oo taarikhda gashay & xogo ku saabsan dhacdadan. Booliska Uddavalla oo fashiliyay qarax miino.
-
Wararka raadiyaha Sweden
23/11/2021 Duración: 02minGabar Soomaali ah oo abaalmarin lagu siiyay hal-abuur. Wasiirrada EU oo ka shiray arimaha covid-19 & tallaalka 3-aad + Iskuul walxo kiimiko ah lagu arkay oo caruurtii laga badbaadiyey.
-
Wararka raadiyaha Sweden
22/11/2021 Duración: 02minBoqorka Sweden oo abaalmarin siiyey gabar Soomaali ah, S iyo V oo aan wali heshiis ahayn + afhayeenka oo soo gudbiyey Magdalina, iyo 20-ruux oo bas ku dhaawacmay.
-
Wararkii maanta & Sweden
19/11/2021 Duración: 02minXisbiga L oo isku khilaafsan la shaqaynta SD, 2 muwaadin oo Swedish ah oo Itoobiya lagu xirey & laba walaalo ah oo basaasnimo lagu haysto oo maxkamad lasoo taagey.
-
Wararkii maanta & Sweden
18/11/2021 Duración: 02minAnders Tegnell oo caddeeyey shahaadada rasmiga ah ee Covid-19, nin dowladda u shaqaynayey oo basaasnimo loo haysto & nin loo haystey isku day dil oo la ogaadey inuusan dhimirkiisu saaxi ahayn.