Sinopsis

Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.

Episodios

  • Wararka Soomaaliya

    Wararka Soomaaliya

    02/09/2020 Duración: 11min

    Madaxda Jubaland iyo Puntland oo Muqdishu soo gaaray.

  • Dawlada Victoria oo dadka deggan saraha dhaadheer u soo jeedisay in guryo kale loo kireeyo.

    Dawlada Victoria oo dadka deggan saraha dhaadheer u soo jeedisay in guryo kale loo kireeyo.

    02/09/2020 Duración: 08min

    Guryaha dawlada ee Flemington iyo North Melbourne ayay dawlada Victoria doonaysa inay dadka deggan qaarkood u kirayso guryo kale. Haddaba ma yeelayaan dadkaasi? waraysi ayaan la yeelanay qaar ka mid ah dadka deggan.

  • Yaa dalka dibadiisa u dhoofi kara?

    Yaa dalka dibadiisa u dhoofi kara?

    02/09/2020 Duración: 11min

    Dadka Australia waxaa saaran xanibaado ah inaysan dalka dibadiisa u dhoofi karin. Hadda waxaa jira sharuudo haddii aad soo buuxiso laguu ogolaanayo inaad dhoofto. Maxay yihiin sharuudahaasi?

  • Wararka SBS Somali Arbaco 02 Sep

    Wararka SBS Somali Arbaco 02 Sep

    02/09/2020 Duración: 10min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: Dhaqaalaha Australia oo hoos u dhacay. Victoria oo laga diiwaan galiyay 90 kaysas coronavirus ah.

  • Wararka SBS Somali Isniin 31 Agoosto

    Wararka SBS Somali Isniin 31 Agoosto

    31/08/2020 Duración: 08min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: Victoria oo isu diyaarinaysa sidii loo qaadi lahaa xanibaadaha gobolka saaran.

  • Wararka SBS Somali Khamiis 27 Agoosto

    Wararka SBS Somali Khamiis 27 Agoosto

    27/08/2020 Duración: 06min

    Ninkii ku dilay 51 masaajidada Christchurch oo xabsi abid lagu xukumay.

  • Waraysi: Qoyska Mucad Aadan oo ahaa qofkii ugu yaraa ee ku dhintay weerarkii Christchurch

    Waraysi: Qoyska Mucad Aadan oo ahaa qofkii ugu yaraa ee ku dhintay weerarkii Christchurch

    27/08/2020 Duración: 16min

    Aabe Aaadan Ibrahim Diiriye iyo Luul Aadan oo nooga waramay dareenkooda xukunka lagu riday Brent Tarrant oo 51 qof ku dilay Masaajidada Christchurch.Aadan Ibrahim waa Aabaha Mucad Ibrahim oo 3 jir ahaa oo ku dhintay weerarka.

  • Wararka SBS Somali Talaado 25 Agoosto

    Wararka SBS Somali Talaado 25 Agoosto

    25/08/2020 Duración: 09min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: Trump oo si rasmi ah loogu magaacabay musharaxa xisbiga Jamhuuriga. Isticmaalka dhiiga dadka ka biskooday coronavirus oo laga digay.

  • Wararka SBS Somali Jimco 21 Agoosto

    Wararka SBS Somali Jimco 21 Agoosto

    21/08/2020 Duración: 09min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: Victoria oo soo dhawaysay tiradii kaysaska coronavirus ee ugu yarayd mudo.

  • Warmurtiyeedkii ka soo baxay Dhuusamareeb maxaa xiga?

    Warmurtiyeedkii ka soo baxay Dhuusamareeb maxaa xiga?

    21/08/2020 Duración: 24min

    Waxaa nala falanqaynaya shirkii Dhuusamreeb iyo go'aamadii ka soo baxay Cumar Dhoolawaa, Mohamed Ibrahim iyo Dr Cabdirahman Cali.

  • Khalid waa musharaxa golaha deegaanka Wyndham

    Khalid waa musharaxa golaha deegaanka Wyndham

    20/08/2020 Duración: 19min

    Khalid oo ah musharaxa golaha deegaanka Wydnham wuxuu ku boorinayaa in dalka siyaasadiisa la galo

  • Yaa maamula warbaahinta Australia?

    Yaa maamula warbaahinta Australia?

    19/08/2020 Duración: 08min

    Daraasad lagu ogaaday in warbaahinta Australia ay u ku yar yihiin bulshooyinka dhaqamada kala duwan marka laga reebo SBS.

  • Wararka SBS Somali Arbaco 19 August

    Wararka SBS Somali Arbaco 19 August

    19/08/2020 Duración: 07min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: Australia oo heshiis la saxiixatay shirkad la filayo inay soo saarto talaal. 

  • Saamaynta COVID-19 ku yeeshay ganacsiga Soomaalida.

    Saamaynta COVID-19 ku yeeshay ganacsiga Soomaalida.

    15/08/2020 Duración: 10min

    Ganacsatada uu saameeyay xanibaadaha coronavirus ayaa bilaabay qaabab cusub oo ay uga badbaadi karaan dhibaatada. Mohamed Alqadi oo ah milkiilaha meherad ku taal THe Mall ayaa nooga waramay.

  • Haweenka gacan ma loo qaadi karaa?

    Haweenka gacan ma loo qaadi karaa?

    13/08/2020 Duración: 17min

    4 hooyo ayaan waydiinay siday yeeli lahaayeen haddii gabar ay dhashay oo la guursaday ay ku tiraahdo "Hooyo wiilkii xalay gacan ayuu ii qaaday ama wuu i garaacay" Jawaabaha halkan ka dhagayso.

  • Ilahan Omar oo ku guulaysatay doorashada isreeb-reebka dimoqraadiga

    Ilahan Omar oo ku guulaysatay doorashada isreeb-reebka dimoqraadiga

    12/08/2020 Duración: 07min

    Ilhan ayaa tartan adag la gashay wiil African-American ah oo lacag badan ka helay kooxo aad ugasoo horjeeda Ilhan.

  • Wararka SBS Somali Talaado 11 Agoosto

    Wararka SBS Somali Talaado 11 Agoosto

    11/08/2020 Duración: 06min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo si degdeg ah looga kaxeeyay shir jaraa'id. Daniel Andrews oo su'aalo adag laga waydiiyay sida dawladu uga jawaabtay faafka COVID-19.

  • Wararka SBS Somali Isniin 10 Agoosto

    Wararka SBS Somali Isniin 10 Agoosto

    10/08/2020 Duración: 09min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: Tiradii ugu badnayd oo hal maalin coronavirus ugu dhimatay Victoria. Rajo laga muujiyay in kaysasku hoos u dhacaan kadib bandow habeen iyo xanibaadaha heerka 4aad.

  • Wararka SBS Somali Jimco 7 Agoosto

    Wararka SBS Somali Jimco 7 Agoosto

    07/08/2020 Duración: 07min

    Rajo laga muujiyay in talaal loo helo Covid-19. Kaysaska Victoria oo wali sareeya.

  • Maxaa hor taagan magacaabidda RW cusub?

    Maxaa hor taagan magacaabidda RW cusub?

    07/08/2020 Duración: 17min

    Waxaa laga joogaa dhowr iyo toban casho markii xilka laga qaaday RW hore Hassan Cali Khayre. Maxaa wali loo magacaabi la'yahay RW cusub? su'aashaas iyo kuwo kale ayaan hor dhignay Ciise Dholawaa iyo Mohamed Ibrahim.

página 2 de 20

Informações: