Sinopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodios
-
-
-
-
Xafladda qalinjabinta SAFA
25/12/2024 Duración: 12minWaxaa sanadkii 15 aad lagu qabtay Melbourne xafladda qalin jabinta SAFA oo lagu abaalmariyo dhalinta ka qalin jabisay iskuulada iyo jaamacadaha.
-
-
-
-
-
-
Faysel Salat oo loo doortay Gudoomiyaha Jaaliyadda Africanka Queensland
17/12/2024 Duración: 11minGudoomiyihii hore ee Jaaliyadda Soomaalida Queensland Feysal Salat ayaa loo doortay inuu noqdo Gudoomiyaha cusub ee Jaaliyadda Africanka Queensland.
-
-
-
-
Geddy Hildid waxaa taxi uu waday lagu iloobay alaab qaali ah
10/12/2024 Duración: 07minTaksiile Soomaali ah oo shay aad qaali u ah lagu iloobay taksigiisa ayaa ka waramaya sida arintu u dhacday.
-
Waa maxay ka raali noqosho (consent)?
10/12/2024 Duración: 12minXaaskaaga ma qasbi kartaa haddii ay MAYA ku tiraahdo?
-
-
-
-
Wacyigalinta danbiyada mindiyaha lagu galo
04/12/2024 Duración: 09minWaxaa Galbeedka melbourne lagu qabtay barnaamuj waalidiinta iyo dhalinyarada looga wacyigalinayo danbiyada mindiyaha loo isticmaalo.
-