Sbs Somali - Sbs Afomali
- Autor: Vários
- Narrador: Vários
- Editor: Podcast
- Duración: 113:32:17
- Mas informaciones
Informações:
Sinopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodios
-
Isbadalka cimilada iyo saamaynta Soomaaliya
30/06/2023 Duración: 13minIsbadalka cimilada oo saamayn wayn ku yeeshay wax soo saarka cuntada Soomaaliya. Waxaa noo sharaxaya Cabdikaafi Xasan oo ah madaxa cilmi baarista Machadka Deegaanka iyo Isbadalka Cimiladda.
-
Dadka qaba sonkorta (diabetes) ee Australia oo aad u kordhaya
30/06/2023 Duración: 06minSidee haddii aad qabto sonkor (diabetes) aad uga hortagi kartaa in kalyahu ka fariistaan?
-
Premiaradii hore ee NSW oo falal musuqmaasuq lagu helay
30/06/2023 Duración: 08minHay'adda la dagaalanka musuqmaasuqa ee NSW ayaa ugu danbayntii soo bandhigtay natiijada baaritaan ay ku samaysay Premieradii hore ee gobolka Glayds Berejiklian iyo xildhibaan ay xiriir la lahayd.
-
SBS Somali full program 29 June, 2023
29/06/2023 Duración: 54minIdaacadii u danbaysay ee SBS Somali
-
Wararka SBS Somali Qamiis 29 June
29/06/2023 Duración: 04minWararka SBS Somali ee Australia iyo caalamka
-
Somalia_Settlement_Guide_Negative_280623
28/06/2023 Duración: 08minNegative gearing waa kalmad inta badan lala xariiriyo maalgashiga guryaha. Waxayna dhacdaa ama la isticmaalaa marka qarashaadka kaaga baxa guri maalgashi ahaan aad u gadatay uu ka bato faa’iidada kaa soo gasha.
-
Sheekh Ciise Muuse oo Ciidda ka waramay
28/06/2023 Duración: 07min“Aad iyo aad waxaan uga xumaada runtii iyadoo hadda ciid lagu jiro in dadka wadamadeenii jira ay colaad dhex taalo oo xabadu dhacayso, midba mid kale riixayo oo nacayb iyo waxyaabo aan Meesha ku jirin la keenaayo”
-
Wararka SBS Somali Talaado 27 June, 2023
27/06/2023 Duración: 03minWararka SBS Somali ee Australia iyo caalamka.
-
Wararka SBS Somali 26 June 2023
26/06/2023 Duración: 04minWararka SBS Somali ee Australia iyo caalamka
-
Aftida Codka oo ka dhacaysa Australia bilaha soo socda
23/06/2023 Duración: 09minAustralia waxaa laga qabanayaa afti loo qaadayo in dadka Aboriginalka iyo Torres Strait Islanderku cod ku yeeshaan baarlamaanka 6 bilood ee soo socota kadib markii sharci arintaas ah la uu ansixiyay aqalka baarlamaanka federalka.
-
Wararka SBS Somali Qamiis 22 June, 2023
22/06/2023 Duración: 05minWararka SBS Somali ee caalamka iyo Australia,
-
Waligaa guri in lagaa kireeyo ma laguu diiday?
21/06/2023 Duración: 11minDadka soo galootiga ah ee gobolka QWueensland ayaa ka cabanaya in laga hor istaago in laga kireeyo guryaha.
-
Baaqyo nabadeed ee dagaalka ka dhacay Garowe
21/06/2023 Duración: 11minWaxaa soo kordhaya baaqyada lagu doonayo in lagu joojiyo dagaalka ka dhacay Garowe.
-
Somali_Settlement_Guide_payrrise_210623
21/06/2023 Duración: 12minSettlement Guide: How to ask for a pay rise in Australia
-
Wararka maanta Talaado 20 June, 2023
20/06/2023 Duración: 05minWararka maanta ee Australia iyo caalamka
-
-
Boris Johnson muxuu isu casilay?
16/06/2023 Duración: 07minRa'iisul Wasaarihii hore ee UK ayaa baarlamaanka iska casilaya kadib markii ay soo baxday warbixin ku eedaysay inuu si ula kac ah been ugu sheegay baarlamaanka dalkaas.
-
Barashada luqada Ingiriiska iyo muhiimadeeda
16/06/2023 Duración: 14minXaflad lagu soo bandhigay fidiyow qayb ka ah barnaamujka SBS Learn English oo dadka soo galootiga ah ay ka bartaan afka Englishka. Waxaa ka qayb galay arday Soomaali ah.
-
Wararka SBS Somali Qamiis 15 June
15/06/2023 Duración: 06minWararka maanta ee Australia iyo caalamka.
-