Sbs Somali - Sbs Afomali
- Autor: Vários
- Narrador: Vários
- Editor: Podcast
- Duración: 115:41:38
- Mas informaciones
Informações:
Sinopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodios
-
Sidee u dhacday doorashada Puntland?
26/05/2023 Duración: 09minDoorasho qof iyo cod ah ayaa markii ugu horaysa mudo ka badan 50 sano ka dhacay deegaanada Puntland. Boqolaal kun oo qof ayaa saf u galay goobaha cod bixinta 30 degmo oo laga qabtay doorashada.
-
Zahra Mustaf maxay ka baratay ololihii doorashadii 2022?
24/05/2023 Duración: 16minZahra Mustaf waxay isu sharaxday inay ka mid noqoto xildhibaanada federalka dalka Australia doorashadii 2022.
-
-
Yaa raba in AMSSA meesha laga raro, maxayse tahay sababtu?
19/05/2023 Duración: 08minAdam Salah "waxaan angu u malaynay in ueedada ka danbaysa howshan inay tahay inay meesha naga bixiyaan"
-
Muxuu yahay muranka hilib xalaalka Australia?
19/05/2023 Duración: 25minGolaha Qaran ee Imamada Australia ayaa dhawaan warbixin ay soo saareen waxay ku sheegeen in digaaga lagu qalo kawaanada qaarkood aysan xalaal ahayn maadaama digaagu dhintay ka hor inta aan la qalin. Go'aanka Imaamada ayaa waxaa ka hor yimid urur kale oo ay Muslimiintu leeyihiin.
-
SBS Somali full program Wednesday 17 May
18/05/2023 Duración: 54minIdaacadii u danbaysa ee SBS Somali
-
Somali_settlement_guide_carer_170523
18/05/2023 Duración: 11min9 kii qof ee Australian ahba mid ka mid ah ayaa qof kale xanaaneeya, dadka daryeela waayeel da’ ah oo ay qaraabo yihiin ama saaxiib yihiin, ama qof qaba xaalad caafimaad ama naafo ah. Laakiin inta badan qaar badan oo dadkaas ka mid ah isuma haystaan inay yihiin xanaaneeye, mana oga inay jiraan adeegyo taageero badan oo lacag la’aan ah oo ay heloi karaan.
-
Muslimiin ku kala aragti noqday xalaasha hilibka Australia
16/05/2023 Duración: 06minMaxaad samayn lahayd haddii ururka ugu wayn Muslimiinta Australia uu yiraahado, digaagii xalaasha ahaa ee qaboojiyaha kuugu jiray xalaal ma ah?
-
Melbourne: Kooxo Nazi ah iyo kuwo ka soo horjeeda oo mar kale isku dhacay
16/05/2023 Duración: 05minKooxaha xagjirka garabka midig ayaa dibabax ay uga soo horjeedaan soogalootiga ku qabtay Melbourne halkaas oo ay fooda isku dareen Booliska Victoria iyo kooxo kale oo ka soo horjeeda.
-
Somali_settlement_guide_family_120523
12/05/2023 Duración: 10minRabshada iyo falgaboodyada qoysku waxay Australia ka yihiin arimo daryeel iyo kuwo caafimaad uu waaweyn. Tirakoobyo la sameeyay ayaa muujinaya in 5 tii qof ee Australian ahba labo ka mid ah la kulmeen gacan ka hadal jireed ama xadgudub falgabood ah wixii ka danbeeyay markay 15 sano jirsadeen.
-
Soomaaliya ma horay ayay u socotaa?
12/05/2023 Duración: 17minSoomali badan ayaa niyad jab iyo walaac ka muujiya xaaladda dalku ku sugan yahay iyo jihada loo socdo. Abdirizak Hassan dadkaas ka mid ma aha, wuxuuna taa badalkeeda arkaa ilays iyo is-badal fiican oo socda.
-
Xagee caga dhiganayaa khliaafka Dawlada Federalka iyo Puntland?
10/05/2023 Duración: 12minTodobaadkan waxaa hadalo kul kulul warbaahinta isu marinayay madaxda Dawlada Federalka iyo kuwa Puntland.
-
Warbixin ku saabsan miisaaniyada sanadka 2023
10/05/2023 Duración: 08minWarbixinta miisaaniyada sanadkan 2023.
-
Miisaaniyadda sanadkan iyo dadka soo galootiga ah
10/05/2023 Duración: 09minMaxaa uga soo baxay dadka soo galootiga ah miisaaniyada sanadkan?
-
Kulan loo bixiyay Gabadhayda iyo Aniga oo lagu qabtay Melbourne
08/05/2023 Duración: 09minKulan ay isku arkaan hooyooyinka iyo gabdhohooda ayaa lagu qabtay Melbourne. Kulankan waxaa soo qaban qaabiyay East African Women's Foundation. Fartun Farah oo madax u ah ururkan ayaa nooga warantay.
-
SBS Somali full program Jimco 5 May
08/05/2023 Duración: 54minIdaacadii u danbaysay ee SBS Somali oo dhamaystiran.
-
Dadka degan saraha dhaadheer ee North Melbourne iyo Flemington oo magdhow la siinayo
05/05/2023 Duración: 09minDacwo wadareed ka dhan ah dawlada Victoria oo ay wadeen dadka degan saraha dhaadheer ee Flemington iyo North Melbourne ayaa la sheegay in heshiis laga gaaray oo dadka magdhow lacageed lagu siinayo.
-
Aragtida Jaaliyada iyo kulankii madaxweyne HSM
03/05/2023 Duración: 09minKulankii madaxweyne Hassan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa nala falanqeeyay Enjineer Abdullahi Ibrahim.
-
Aragtidda Jaaliyada iyo kulankii madaxweyne HSM
03/05/2023 Duración: 12minKulankii madaxweyne Hassan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa nala falanqeeyay Isse Dholawaa.
-
Somali_settlement_guide_dispute_030523
03/05/2023 Duración: 12minWarbixintan ka mid ah barnaamujyadii deganaanshaaha oo aan ku falanqaynayno wadooyinka xalka iyo sidaad u go’aansan lahayd sida ugu fiican ee aad ula xaali lahayd haddii is qabataan dariskaaga.