Sbs Somali - Sbs Afomali
- Autor: Vários
- Narrador: Vários
- Editor: Podcast
- Duración: 120:16:37
- Mas informaciones
Informações:
Sinopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodios
-
Naima Ibrahim oo sharaxaysa dhibaatooyin soo maray
08/03/2023 Duración: 20minNaima Ibrahim waxay ka hadlaysaa dhibaatooyin ay soo martay iyo sida ay uga soo gudubtay.
-
-
How to get an Australian Driver’s License
08/03/2023 Duración: 13minIn aad gaari wadato waxay ku siinaysaa xoriyad, waxay kordhisaa fursadaha aad shaqo ku heli karto laakiin waxaa la socda masuuliyad wayn oo ah inaad ilaaliso amaanka wadada.
-
SBS Somali full program 03 March 2023
06/03/2023 Duración: 54minIdaacadii u danbaysay oo dhamaystiran
-
Wararka Soomaaliya iyo qasaaraha dagaalka Laascaanood
06/03/2023 Duración: 08minQasaaraha ka dhashay dagaalkii Laascaanood oo la shaaciyay
-
Kulan loogu gargaarayo dadka ka qaxay Laascaanood
06/03/2023 Duración: 06minWaxaa magaalada Melbourne lagu qabtay kulan gargaar loogu codsanayo dadka ka qaxay magaalada Laascaanood.
-
Garaad Cabdisalaan "waan waan ma bilaabanyaso"
03/03/2023 Duración: 06minXaaladda magaalada Laascaanood ayaa degan maalintii 3 aad laakiin ma jirto xabad joojin rasmi ah oo labada dhinac u dhexeeya. Garaad Cabdisalaan Xasan Maxamed waa afhayeenka Garaadada beesha degta magaalada Laascaanood.
-
TikTok maxaa looga mamnuucayaa dalal badan?
03/03/2023 Duración: 10minDalal badan oo reer galbeed ah ayaa ka mamnuucaya shaqaalaha dawlada in App-ka Tiktok uu ku jiro aalladaha ay isticmaalaan. Australia ayaa iyaduna ka fiirsanaysa inay ku dayato dalalka ay xulafada yihiin.
-
Waa sidee amaanka Caasimaddu?
01/03/2023 Duración: 11minWaxaa caasimadda Muqdisho ku soo badanaya dilal iyadoo hay'adaha amaanka lagu dhaliilay inaysan waxba ka qaban amni darada ka jirta magaalada.
-
Australia oo ka walaacsan weeraradda online-ka
01/03/2023 Duración: 08minAustralia ayaa ka walaacsan dadka dhaqamada kala duwan oo dalalkii ay ka yimaadeen handadaado iyo hanjabaado kala kulma, taas keentay in AFP ay bilowdo barnaamujiyo wacyigalin ah.
-
Settlement guide: Knowing first aid can save lives
01/03/2023 Duración: 11minDadka Australia ee bartay gargaarka degdega ah waa 5% taas oo ah tiro aad u yar. Haddaba muhiimad intee le'eg ayay leedahay inaad barato gargaarka degdega ah (first aid).
-
SBS Somali full program 24 Feb 2023
28/02/2023 Duración: 55minIdaacadii u danbaysay oo ka kooban warar iyo warbixino
-
Xafiiskii adeegyada saraha dhaadheer oo dib loo furay
24/02/2023 Duración: 10minKadib dhowr sano oo ay xirnaayeen xafiisyada looga adeego saraha dhaadheer ee Flemington, North Melbourne iyo Carlton ayaa la furay.
-
Ra'iisul Wasaare Xamsa oo furay shirka hay'adaha dhaqaalaha Soomaaliya.
22/02/2023 Duración: 08minRa'iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa daah furay shir sanadeedka midowga bangiyada Soomaaliya iyo hay'adaha maaliyada ee dalka Soomaaliya, shirkan oo socon doono laba maalmood.
-
Somali Program, Friday 17.
20/02/2023 Duración: 55minHalkan ka dhagayso barnaamijkii idaacada ka baxay maalintii galabtii Jamcada 17.
-
How to protect your retirement fund, find lost super and what to do if moving overseas
20/02/2023 Duración: 10minSida loo maareeyo macaashka qofku uu iska leeyahay, iyo hababka uu ku raadsanayo hadii ay jiraan hay'ada kala duwan oo uu macaash ka furtay, iyo sidoo kale hadii uu dibada ku noolaan rabo qofku sida uu u habaysan karo macaashkiisa.
-
Xaaladihii ugu danbeeyey ee dhulgariikii Turkiga iyo Syria.
17/02/2023 Duración: 08minXaaladaha dhimashada ee dhulgariirkii Turkiga iyo Syria ayaa weli sare usii socda. Dhinaca kale iyadoo waqti dheer laga joogo tan iyo waqtigii uu dhulgariirku dhacay hadana weli dad nool ayaa lasoo saaray.
-
Muxubo Qaymaa, oo Melbourne kusoo bandhigtay hidaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed.
17/02/2023 Duración: 11minMuxubo Qaymaa, ayaa farshaxankeeda hidaha iyo dhaqanka kusoo bandhigtay magaalada Melboune, si gaara Ivanhoe Library.
-
Dhimashada dhulgariirkii Turkiga iyo Syria oo sare usii kaceysa iyo warar kale
15/02/2023 Duración: 07minDhulgariirkii Turkiga iyo Syria ka dhacay ayaa tirada geeridu sare usii socotaa, iyadoo xaalada ban'aadanimo kalen ay bilaabatay. Gargaarka dhanka Syria ayaa laba ilin loo furay. Caruurta ku wax yeelowday dhulgariirka labada wadan ayaa 7 million gaadhaya.
-
Dowlada Soomaaliya oo soo saartay amaro lagu hagayo ganacsiga Soomaaliya.
15/02/2023 Duración: 04minGudiga Qaran ee kahotaga lacag dhaqida iyo ladagaalanka maalgalinta argagixisada ayaa soo saaray go'aano culus oo laxiriira maalgalinta argagixisada iyo shirkadaha qaybahooda kala duwan.