Sbs Somali - Sbs Afomali
- Autor: Vários
- Narrador: Vários
- Editor: Podcast
- Duración: 117:06:05
- Mas informaciones
Informações:
Sinopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodios
-
SBS Somali full program
16/03/2023 Duración: 52minIdaacadii SBS Somali ee u danbaysay oo dhamaystiran
-
somali_settlement_guide_divoce_150323
15/03/2023 Duración: 14minFuritaanku wuxuu ka mid yahay walaaca ugu waayn ee qofku maro noloshiisa. Maadaama qarash lacageed iyo walaac maskaxeed uu ku baxo marka aad maxkamad aaddo. Nidaamka garsoorka Australia ayaa dhiiragaliya dhexdhexaadin iyo xal qoysku ka gaaro khilaafkooda intii la is dacwayn lahaa.
-
Muxuu yahay muranka uu dhaliyay Gary Lineker?
15/03/2023 Duración: 10minFariin uu bartiisa twitterka ku qoray Gary Lininker ayaa muran wayn ka dhalisay dalka UK. BBC ayaa shaqada ka fariisisay ninkan hore u ahaa cayaaryow caan ah haddana falanqeeya cayaaraha.
-
Muumino Caynab: sicir bararka iyo qiimaha maciishada oo sii kordhaya
14/03/2023 Duración: 10minSida sicir bararka iyo maciishada oo sii kacaysay ay u saamayso qoysaska Soomaalida ee Australia ayaa waxaa nooga waramaysa Muumino Caynab.
-
-
Falanqayn: doorashada NSW ee 25 bishan iyo Abdikarin Agey
10/03/2023 Duración: 05minFalanqayn: doorashada NSW iyo Abdikarin Cagey
-
Australia oo soo gadanaysa gujisyo
10/03/2023 Duración: 05minAustralia ayaa la sheegay in gujisyada badda hoosteeda mara ay ka soo gadanayso dalka Maraykanka. Tan ayaa qayb ka ah heshiiska loo bixiyay AUKUS oo dhex maray dalalka Australia, Uk iyo Maraykanka.
-
Naima Ibrahim oo sharaxaysa dhibaatooyin soo maray
08/03/2023 Duración: 20minNaima Ibrahim waxay ka hadlaysaa dhibaatooyin ay soo martay iyo sida ay uga soo gudubtay.
-
-
How to get an Australian Driver’s License
08/03/2023 Duración: 13minIn aad gaari wadato waxay ku siinaysaa xoriyad, waxay kordhisaa fursadaha aad shaqo ku heli karto laakiin waxaa la socda masuuliyad wayn oo ah inaad ilaaliso amaanka wadada.
-
SBS Somali full program 03 March 2023
06/03/2023 Duración: 54minIdaacadii u danbaysay oo dhamaystiran
-
Wararka Soomaaliya iyo qasaaraha dagaalka Laascaanood
06/03/2023 Duración: 08minQasaaraha ka dhashay dagaalkii Laascaanood oo la shaaciyay
-
Kulan loogu gargaarayo dadka ka qaxay Laascaanood
06/03/2023 Duración: 06minWaxaa magaalada Melbourne lagu qabtay kulan gargaar loogu codsanayo dadka ka qaxay magaalada Laascaanood.
-
Garaad Cabdisalaan "waan waan ma bilaabanyaso"
03/03/2023 Duración: 06minXaaladda magaalada Laascaanood ayaa degan maalintii 3 aad laakiin ma jirto xabad joojin rasmi ah oo labada dhinac u dhexeeya. Garaad Cabdisalaan Xasan Maxamed waa afhayeenka Garaadada beesha degta magaalada Laascaanood.
-
TikTok maxaa looga mamnuucayaa dalal badan?
03/03/2023 Duración: 10minDalal badan oo reer galbeed ah ayaa ka mamnuucaya shaqaalaha dawlada in App-ka Tiktok uu ku jiro aalladaha ay isticmaalaan. Australia ayaa iyaduna ka fiirsanaysa inay ku dayato dalalka ay xulafada yihiin.
-
Waa sidee amaanka Caasimaddu?
01/03/2023 Duración: 11minWaxaa caasimadda Muqdisho ku soo badanaya dilal iyadoo hay'adaha amaanka lagu dhaliilay inaysan waxba ka qaban amni darada ka jirta magaalada.
-
Australia oo ka walaacsan weeraradda online-ka
01/03/2023 Duración: 08minAustralia ayaa ka walaacsan dadka dhaqamada kala duwan oo dalalkii ay ka yimaadeen handadaado iyo hanjabaado kala kulma, taas keentay in AFP ay bilowdo barnaamujiyo wacyigalin ah.
-
Settlement guide: Knowing first aid can save lives
01/03/2023 Duración: 11minDadka Australia ee bartay gargaarka degdega ah waa 5% taas oo ah tiro aad u yar. Haddaba muhiimad intee le'eg ayay leedahay inaad barato gargaarka degdega ah (first aid).
-
SBS Somali full program 24 Feb 2023
28/02/2023 Duración: 55minIdaacadii u danbaysay oo ka kooban warar iyo warbixino
-
Xafiiskii adeegyada saraha dhaadheer oo dib loo furay
24/02/2023 Duración: 10minKadib dhowr sano oo ay xirnaayeen xafiisyada looga adeego saraha dhaadheer ee Flemington, North Melbourne iyo Carlton ayaa la furay.