Sinopsis

Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.

Episodios

  • Wararka SBS Somali Jimco 31 July

    Wararka SBS Somali Jimco 31 July

    31/07/2020 Duración: 12min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: Victoria oo wajahaysa xanibaado dheeraad ah kadib markii kaysaska cusub cirka isku shareereen.

  • Wararka SBS Somali Khamiis 30 July

    Wararka SBS Somali Khamiis 30 July

    30/07/2020 Duración: 07min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: Victoria oo tiradii ugu badnayd oo coronavirus laga helay maanta.

  • Wararka SBS Somali Arbaco 29 July

    Wararka SBS Somali Arbaco 29 July

    29/07/2020 Duración: 07min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: Victoria oo 295 kaysas coronavirus laga diiwaan galiyay. Queensland oo mamnuucaysa dadka deggan Sydney inay galaan gobolka.

  • Wararka SBS Somali Jimco 24 July

    Wararka SBS Somali Jimco 24 July

    24/07/2020 Duración: 06min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: 7 qof oo ugu geeriyootay COVID-19 gobolka Victoria.China oo amartay in la xirto qunsuliyada Maraykanku leeyahay.

  • Waxaa i caawiyay dad ajaaniib ah markaan baahnaa

    'Waxaa i caawiyay dad ajaaniib ah markaan baahnaa'

    24/07/2020 Duración: 09min

    Luul Ibrahim oo asaastay Somali Support Perth "Waxaan rabnaa inaan dadka isku xirno oo caawino kuwa dhibaataysan"

  • Wararka SBS Somali Khamiis 23 July

    Wararka SBS Somali Khamiis 23 July

    23/07/2020 Duración: 06min

    Wararka caawa waxaa ka mid ah: Dhaqaalaha Australia oo aad hoos ugu dhacay iyo kaysaska Victoria oo wali aad u sareeyaa.

  • Settlement Guide: Life as a bridging visa holder

    Settlement Guide: Life as a bridging visa holder

    23/07/2020 Duración: 13min

    Australia waxaa ku nool dad gaaraya 97 kun oo haysta fiiso ku meel gaar ah oo aan xaq u lahayn lacagaha dawlada ee loogu talo galay dhibaatooyinka COVID-19. Hay'ado ayaa dawlada ka dalbanaya in la caawiyo dadkaas.

  • Wararka SBS Somali Arbaco 22 July

    Wararka SBS Somali Arbaco 22 July

    22/07/2020 Duración: 07min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: Premierka Victoria oo u digay shacabka kadib kaysaska oo mar kale kordhay.

  • Dr Aweys Omar Maxaan haddaan Soomaali nahay ka baran kartnaa COVID-19?

    Dr Aweys Omar "Maxaan haddaan Soomaali nahay ka baran kartnaa COVID-19?

    21/07/2020 Duración: 15min

    Waraysi Dr Aweys Omar oo ka hadlaya coronavirus iyo jaaliyada Soomaalida ee Australia.

  • Wararka SBS Somali Talaado 21 July

    Wararka SBS Somali Talaado 21 July

    21/07/2020 Duración: 06min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: Lacagaha Jobkeeper iyo Jobseeker oo wax laga badalayo. Kaysaska coronavirus ee Victoria oo gaaray kii labaad ee ugu sareeyay oo hal maalin la diiwaan galiyo.

  • Wararka SBS Somali Isniin 20 July

    Wararka SBS Somali Isniin 20 July

    20/07/2020 Duración: 05min

    Wararka waxaa ka mid ah: Baaritaano lagu bilaabay fadeexadii karantiilka hoteelada Victoria. Kaysas Victoria oo wali aad u sareeya.

  • Wararka SBS Somali Sabti 18 July

    Wararka SBS Somali Sabti 18 July

    18/07/2020 Duración: 06min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: 33 Alfred St North Melbourne oo xanibaada laga qaadayo laakiin dadkoo dhan lama fasaxayo sida laga soo xigtay Premierka gobolka. 217 kays oo cusub oo laga helay Victoria.

  • Wararka SBS Somali Jimco 17 July

    Wararka SBS Somali Jimco 17 July

    17/07/2020 Duración: 08min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: Gabar Soomaali-Australian ah oo maxkamad ay amaro ku soo rogtay.Victoria oo mar kale laga helay tiradii ugu badnayd ee coronavirus.

  • Farun Farah: Wacyigalinta COVID-19

    Farun Farah: Wacyigalinta COVID-19

    16/07/2020 Duración: 20min

    Fartun Farah waa madaxa ururka East African Women Foundation oo ku howlana wacyigalinta arimaha COVID-19.

  • Wararka SBS Somali Khamiis 16 July

    Wararka SBS Somali Khamiis 16 July

    16/07/2020 Duración: 04min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: Victoria oo laga helay kaysaskii ugu badnaa ee coronavirus.Shaqo la'aanta Australia oo korortay.

  • Wararka SBS Somali Arbaco 15 July

    Wararka SBS Somali Arbaco 15 July

    16/07/2020 Duración: 04min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: 10 kun oo Australian ah oo uu ku dhacay COVID_19.Dawlada Maraykanka oo markii u horaysay qof dil ku fulisay.

  • Iskuulada Victoria oo dib loogu celiyay online

    Iskuulada Victoria oo dib loogu celiyay online

    15/07/2020 Duración: 15min

    Ardayda fasalada 12 aad, 11 aad iyo kuwa baahida gaarka ah qaba ayaa bilaabay waxbarasho waji ka waji ah laakiin inta kale waxay 20 July bilaabayaan online inay ku bartaan.

  • Hassan GuthaleWaxaan kula talin lahaa dadku inay is baaraan

    Hassan Guthale"Waxaan kula talin lahaa dadku inay is baaraan"

    14/07/2020 Duración: 16min

    Hassan Guthale waxaa gabi ahaanba ka tagay urka laakiin marna iskama dhaadhicin inuu yahay Coronavirus waxa urka ka qaaday ilaa uu baaray oo uu ogaaday in urka oo qofka ka taga ay ka mid tahay calaamadaha lagu garto COVID-19.

  • Wararka SBS Somali Talaado 14 July

    Wararka SBS Somali Talaado 14 July

    14/07/2020 Duración: 08min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah WHO oo caalamka uga digtay in xaalada COVID-19 ay kasii darayso.

  • Ma doonayno in naloo arko inaan cudurka fidinayno

    'Ma doonayno in naloo arko inaan cudurka fidinayno"

    11/07/2020 Duración: 09min

    Waraysi aan la yeelanay howlwadeenada iyo shaqaalaha tabarucayaasha ah ee AMSSA.  

página 1 de 10

Informações: